(Akhriso) Xaaf oo dalbaday in la joojiyo howlaha Dhuusamareeb ka socda, kuna baaqay..

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku baaqay in la joojiyo dhamaan howlaha ka socda Magaalada Dhuusamareeb, beelaha Galmudugna iskugu yimaadaan shir cusub oo dib u heshiisiineed. Hadalka Xaaf ayaa yimid ka dib markii guddigii doorashada Madaxweynaha Galmudug ee uu ansixiyey baarlamanka Galmudug ay u kala jabeen labo garab, … Continue reading (Akhriso) Xaaf oo dalbaday in la joojiyo howlaha Dhuusamareeb ka socda, kuna baaqay..